Gudoomiye Caano Boore oo xilka u kala wareejiyay Taliyaal la isku bedelay (Sawirro)

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir ahna ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyada Mudane Cabdiqaadir Maxamed Maxamud(Caana Boro) ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Hogaanka cusub ee Taliska Ciidanka ilaalinta Deegaanka Dowladda Hoose ee Xamar .   Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaana dhawaan xilka ka qaaday taliyihii hore ee ciidanka ilaalinta Deegaanka … Continue reading Gudoomiye Caano Boore oo xilka u kala wareejiyay Taliyaal la isku bedelay (Sawirro)